Home Wararka Maanta Gudoomiyaha KMG oo ka hadlay qorshaha kulanka Baarlamaanka oo maanta yeelanaya fadhigoodii...

Gudoomiyaha KMG oo ka hadlay qorshaha kulanka Baarlamaanka oo maanta yeelanaya fadhigoodii koobaad

0

Gudoomiyaha KMG oo ka hadlay qorshaha kulanka Baarlamaanka oo maanta yeelanaya fadhigoodii koobaad

Golaha shacabka ee baarlamanka Soomaaliya ee la dhaariyey ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Sabti ah yeesho fadhigiisii ugu horeeyey ee uu ku bilaabayo hawlaha u yaal, in kasta oo ay weli banaan yihiin kuraas door ah oo aan weli doorshadoodii la dhamaystirin.

Hadaba waxa ugu horeeya ee goluhu qabanayo iyo qaabka loo galayo hawlahaas ayaanu wax ka waydiinay gudoomiyaha ku meel gaarka ah xildhibaan Cabdisalaan Dhabancad ayaa BBC uga warramay.

Ayaa Sheegay inlaga Wada Hadlayaao Agendaha Sida lagu Dooranaayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka owalool uusan Sheegin Waqtiga  Rasmiga ah ee la Dooranaayo.

Wuxuu Kaloo Sheegay In Baarlamaanku Markuu  isku Yimaado uu Go.aamin Doono Waqtiga la Dooranayao Gudoomiyaha Rasmiga ah ee Golaha Shacabka

Ad
Previous articleSacuudiga oo Si kulul Ug Hadalay weerarkii Israail ku qaaday Masjidka Barakeesan ee Al Aqsaa,
Next articleMaxkamadda Hargeysa oo amar ka soo saartay xariga weriyayaashii xirnaa