Gudoomiyaha Gobalka Banadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa ka qeyb galay Salaada Janaasada ee Allaha unaxariistee Gudoomiye Cumar Finish.
Gudoomiye garyare oo ahaa Gudoomiyahii Garasbaaley ayaa Maanta Lagu dilay Qarax ismiidaamin ah asigoo ka soobaxay Salaadii Khudbada.
Cumar Finish oo ka hadlay Goobta ayaa ka Tacsiyeeyay geeridii Lama filaanka ahaa ee Gudoomiyaha Garasbaaley iyo ilaaladiisa.
Dhawaan ayaa garasbaaley Lagu dilay Gudoomiye ku xigeenkii Amniga iyo siyaasada Garasbaaley Cali Maxamed Macalin iyo Gudoomiyihii dhalinyarada Deegaanka C/rashiid Cali dubad.
Ad