Cali Saciid Faqi oo ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ayaa la guddoonsiiyay shahaadada Musharaxnimo ee Kursiga tirsigiisu yahay Hop187.
Dr. Cali Faqi ayaa la sheegayaa inuu ka mid ah dhowr qof uu Farmaajo u rabo Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka.
waxaa haddii Cali Faqi uu si rasmi ah isku soo taago Musharaxnimada Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxaa uu bilow u noqon doonaa loolanka xilkaas.
Waa arin Ku Cusub Siyaasada in Gudoomiye Baarlamaan Maamul Goboleed isku Soo Sharaxo Xkldhibaan Golaha Shacabka inuu Ka Mid noqdo Waana maamulki Ugu Horeeyey ee Gudoomiye Baarlamaan iska Soo Sharaxo.
Ad