Home Wararka Somaliya Gudoomiyaha Aqalka sare oo taageeray Dalabkii Puntland baaq cusubna soo saaray

Gudoomiyaha Aqalka sare oo taageeray Dalabkii Puntland baaq cusubna soo saaray

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa qoraal uu soo saaray ku taageeray baaqii maamulka Puntland ee ku aadanaa shirka uu Iclaamiyay Farmaajo in lagu qabto Muqdisho.

Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ku baaqay in shirka llooga hadlayo arimaha doorsahooyinka uu noqdo mid furan oo ay kasoo qeyb galaan saamileyda siyaasada Soomaaliya,bulshada rayidka ayna goob joog ka ahaadaan Beesha Caalamka si looga arinsado bad baada dalka.

Halkan ka akhriso Qoraalka Gudoomiye Cabdi Xaashi.

Ad
Previous articleKenya oo war kasoo saartay khilaafka kala dhaxeeyo Soomaaliya
Next articleXiisad iyo Dagaal laga soo sheegayo Deegaanka Xanan-buure ee Galgaduud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here