Home Wararka Maanta Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Ra’iusl Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah yeeshay...

Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Ra’iusl Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is-afgarad ku soo dhammaaday oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Warar Hoose ayaa sheegaya in Cabdi xaashi lagu Wareejiyay Awooda Doorashada Gobalada Waqooyi.

Kulankaan Labada dhinac ayaa yimid ka dib Markii saacado ka Hor uu fashil ku soo dhamaaday shir Muqdisho ay ku yeesheen Ra’isul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahadi Maxamed Guuleed iyo Gudoomiyaha Aqalka sare.

Khilaaf ayaa in Mudda ah ka taagnaa Doorashada Goballada waqooyi iyo cida Maamulaysa, waxaana arintaas Loo sababaeeyay in Madaxweyne Farmaajo uu Rabo inuu Maamulo Doorashada Kuraasta Goballada waqooyi.

Ad
Previous articleKulan dhexmaray Mahadi Guuleed iyo Cabdi xaashi oo Fashil ku soo dhamaaday
Next articleGolaha Amaanka QM oo Maanta shir ka yeelan doona Arimaha Somaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here