Home Wararka Caalamka Gudigii loo Xilsaaray Baaritaankii Afganbi Madaxtooyada oo Shaqadooda Bilaabay

Gudigii loo Xilsaaray Baaritaankii Afganbi Madaxtooyada oo Shaqadooda Bilaabay

0

Guddiga loo saaray baaritaanka dhacdadii 27 December ee isku daygii la doonayay in lagu afgambiyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa si rasmi ah u guda-galay howshooda baaritaanka, iyadoo illaa hadda shirkooda saddexaad yeeshay.

Ilo wareedyo muhiim ah oo ku dhow dhow Guddiga ayaa sheegaya in su’aalo la weydiiyay saraakiisha Ilaalada Madaxtooyada, kuwii heeganka ku jiray subixii isku dayga uu dhacayay ee Ciidamada lagu dul dhigay Xafiiska Iyo Guriga Ra’iisul Wasaaraha.

Guddigan oo laga sugayo in muddo todobaad ah ku soo gabagabeeyaan baaritaanka kiiskaas ayaa la filayaa inay soo bandhigaan warbixin ku saabsan qaabkii uu isku dayga u dhacay iyo cidii ka dambeysay ee amarka bixisay.

Ad
Previous articleTacadiyo ka dhashay Dagaaladii Bosaaso oo lasoo Bandhigay
Next articleBeesha Caalamka oo Maantay Ku Birtay Shirka Maalintii Labaad Kasocda Muqdisho(Sawiro)