Home Wararka Somaliya Jubbaland Gudigi Qiimaynya Garbahaareey oo Shaqadoodi bilaabay(Sawiro)

Gudigi Qiimaynya Garbahaareey oo Shaqadoodi bilaabay(Sawiro)

0

Guddoomiyaha Guddiga Qiimeynta Xaaladda Degaan doorashada Labaad ee Jubbaland ee Garbahaarreey mudane Cumar Maxamed Cabdulle ayaa la kulmay mas’uuliyiin ka socotay Madasha Wadahadalka Soomaaliyeed (Somali Dailogue Plattform).

Waxay ka wada hadleen qorshe howleedka guddigan uu magacaabay Ra’iisul Wasaare mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Guddoomiyaha Guddiga ayaa Madasha faahfaahin ka siiyay qorshe howleedka guddigan oo loo xilsaaray inuu ka soo talo bixiyo xaaladda deegaan doorashada labaad Jubbaland ee Garbahaarey.

Cumar Maxamed Cabdulle ayaa ka codsaday Madasha Wadahadalka Soomaaliyeed inay ku gacan siiyaan fulinta qorshe howleedkooda.

Ad
Previous articleDhuusamareeb oo lagu Qabtay shir looga Hadlaayay Abaaraha Ba,an ee ka Jira Degaanada Galmudug iyo Qoor Qoor oo Ka Qaybgalay(Sawiro)
Next articleTelefishinkii Qaran Dalka ukrain oo dhulka lala Simay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here