Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada dadban ee Somalia ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay sida ay uga go’an tahay hubinta iyo xaqiijinta Odayaasha xulaya ergada, hubinta ergada iyo musharaxiinta.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN
Ad