Home Wararka Maanta Gudiga Rasmiga ah ee Hormarinta Afsoomliga oo la Magaacabay

Gudiga Rasmiga ah ee Hormarinta Afsoomliga oo la Magaacabay

0

Wasiirka Waxbrashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Abuukar Xaaji, (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay guddiga Af Soomaaliya oo ka kooban 28-xubnood.

Wasiirka ayaa sidoo kale magacaabay lix xubnood oo xeel dheerayaal ah oo la shaqeyn doona guddiga Af Soomaaliga, waxaana guddigan iyo xeeldheerayaasha la shaqeenaya loogu tala galay ka shaqeynta nooloeynta iyo hormarinta Af Soomaaliga.

Guddigan uu magacaabay wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo ah mid rasmi ah ayaa wasiirku sheegay in ay ka shaqeyn doonaan wax ka qabashada dhibaatooyinka haya af Soomaaliga.

Ad
Previous articleNin iyo Hooyadiis oo is waysanaa ku dhawaad 50 Sano(Sawiro) oo Dib isku Helay
Next articleDoorashada 5 Kursi oo ka Mid Noqonaaya Golaha Shacabka oo Maantay La Dooranaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here