Home Wararka Maanta Gudiga Doorashooyinka Gobalada Wooqooyi oo Shaaciyay 11 Kursi iyo Xiliga Laqabanaayo

Gudiga Doorashooyinka Gobalada Wooqooyi oo Shaaciyay 11 Kursi iyo Xiliga Laqabanaayo

0

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa waxay ku dhawaaqeen jadwalka qabashada doorashada 11 kursi oo ka tirsan golaha shacabka.

Qaar ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ee ka soo jeeda gobolada woqooyi ayaa horey loogu doortay magaalada Muqdisho.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA..

Ad
Previous articleGudiga Doorashooyinka Galmudug oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada 7 kursi Xiliga Laqabanaayo
Next articleCadaymo La Helay oo Muujinaayo Ciidamada Soomaalida Oo Xasuuq Ba’an ka Gaystay Gobalka Tigrey ee Ethopia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here