Guddiga hirgalinta Doorashooyinka Soomaaliya ee heer Federaalka, ayaa soo jeediyey dalabka ah in HOP138 & HOP071 ee Galmudug taala.
laga dhigo “Qoondada Haweenka loo xiro”, si loo gaaro Saamiga 30% ee Galmudug laga doonayo.
Kuraastan ayaa laga leeyahay Guriceel iyo Cadaado, waxaana ku kala fadhiyey Siciid Nuur Gariish, waxaana hadda u tartamayo hada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame (138) iyo Cabdi-Saabir Nuur, oo wasiir Dakadaha Galmudug, kana tirsan xildhibaanada mucaaradka ahaa.
Arintaan Ayaa Kusoo aadaysa Xili Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Galmudug Maxamed Daahir Gulleed oo ay isku jufa yihiin Cabdiraxman Cabdishakuur oo Kala Dhaxeeyo Kilaaf Xoogan, arintaan ayaana Lashegaaya inay Sabab u tahay in Gudigu Warqadaan soo Saaro.
Ad