Home Wararka Maanta Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo Sheegay in Doorashadii Mahdi Guuleed ay sax...

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo Sheegay in Doorashadii Mahdi Guuleed ay sax aheed (Akhriso)

0

Iyadoo La Hakiyay Sax ahaanshaha Kursiga Hop 239, ee dhawaan Doorashadiisa ka dhacday Muqdisho uu ku Guulaystay Ra”isul Wasaare Ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Guuleed qadar Ayaa arinkaas waxaa ka dhashay Buuq Farabadan waxaana Guddiga Xalinta Khilaafaadku sheegeen in Si KMG ah Loo hakiyay inta Laga hubinayo Sax ahaansha Kursigaas

Kursigaan waxaa Horay ugu fadhiyay Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo in Mudda ah ka mid ahaa Golaha Shacabka JFS waxuuna Gudbiyay Galdacwadeed la xariirta in Kursiga Beeshiisa Laga Gacan bidxeeyay

Balse Maanta Ayaa Guddiga Xallinta khilaafaadka Doorashooyinka waxay shaaciyeen In Hanaanka loo maamuley Doorashada Kursi HOP#239 uu yahay mid sax ah oo waafaqsan Habraacii loo dajiyay Doorashooyinka dadban 2020/2021.

Guddigu waxay Qoraalkioda u muujiyeen in Dacwoodaha oo ah Xildhibaan Xuseen Carab Ciise inuu ku taaganyahay Habraacii Doorashadii 2016, ay saxiixeen Odayaasha Dhaqanka ee Reer waqooyiga iyo in Kursigaan Jufadii laheed la duudsiiyay.

si kastaba ha noqtee hada waxay u muuqataa in Xildhibaan Xuseen Carab Ciise uu sidaa ku waayay ka sii Mid noqoshada Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS, Balse Waxaa dad badan ay aamisanyihiin in Labada Kursi ee Ugu Horeysay Doorashada Golaha Shacabka ay Gogol xaar u noqotay Bilaawga Musuqa

 

 

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleKhilaafkii u dhaxeeyay Gobalka Banaadir iyo Wasaaradda Waxbarashada oo hawada galay iyo Wasaaradda oo joojisay dhaqaale………………
Next articleWafdi ka socda Midowga Afrika oo Muqdisho Soo gaaray (Sawiro)