Home Wararka Maanta Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa hakiyay Kuraas Dhawaan la Doortay oo ay kusoo...

Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa hakiyay Kuraas Dhawaan la Doortay oo ay kusoo baxeen Rag Farmaajo watay

0

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa hakiyay saddex kursi oo ka mid ah kuraasta gobolada waqooyi oo maalmo ka hor lagu doortay Muqdisho.

 

 

211 waxaa kufadhiday Aasho Koos Maxamuud Cumar, markale ayay kuguuleysatay dhawaan

201- Cabdullaahi Xaashi Abiib ayaa dhawaan kuguuleystay, isagoo horey ugu fadhiyey Wasiir Beyle!

209, Dr, Maxamed Xuseen Haadi,ayaa kuguuleystay waxaana uu ka guuleystay Cabdalla Boss oo kasocday dhinaca RW Rooble.

waxaana go’aan ka gaarista dacwada ku dhameystirmi doontaa muddo 7 maalmo gudahood.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleYusuf Dabageed oo Sheegay in Cali Guudlaawe imanaayo Baladweyne ama Doorashada Jowhar loo Wareejin Doono
Next articleCiidamada Danab oo Gubay Guryo iyo Gaari Alshabaab lahayeen(Sawiro)