Home Wararka Somaliya Galmudug Guddiga Doorashada oo ka hadlay Doorashada iyo xilliga la bilaabayo

Guddiga Doorashada oo ka hadlay Doorashada iyo xilliga la bilaabayo

0

guddiga doorashada ayaa si rasmi ah u shaaciyay in 16-ka bishaan November la bilaabi doono doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Guddiga ayaa sidoo kale sheeciyay in la soo gabagabeyn doono 24-ka December 2021 guud ahaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Ad
Previous articleGalmudug oo war ka Soo saartay Abaaraha ka Jira Deegaanada Galmudug, waxayna Baaq udireen Hay’adaha
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here