Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada Heer Galmudug oo Shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta kala ah #HOP038,...

Guddiga Doorashada Heer Galmudug oo Shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta kala ah #HOP038, #HOP095 #HOP069

0

Waxay u muuqataa in Xal laga gaaray muranka la jira Khilaafka ka jiray Xiisada ka taagneyd Gaalkacyo iyadoo lasoo saaray Doorashooyinka qaar.

Guddiga Doorashada Heer Galmudug ayaa Shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta kala ah #HOP038, #HOP095 #HOP069.

Ad