Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), ayaa agabkii Doorashada Gollaha Shacabka ukala diray Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubaland si Loo Bilaabo Doorashada Aqalka Hoose
guddiga Ayaa sheegay in maalmaha Soo socda la filaayo in ay ka bilaaban doonto Doorashooyinka Gollaha Shacabka.
Kuraasta Golaha Shacabka Ayaa si gaar ah Isha Loogu hayaa waxaana ka Jira Loolan adag, waxaana ku Hardamaya Xisbiyada ugu adag Dalka.
54 Kursi oo ka mid ah Aqalka Sare Ayaa qaadatay Muddo 4 bil ka badan, waxaana la saadaalinayaa in 275 Mudane oo Aqalka Hoose ay qaadan doonto Doorashadooda in ka badan 8 Bilood.
Ad