Guddiga doorashada Galmudug ayaa muddo kordhin u sameeyay mudada diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Golaha Shacabka, waxaana lagu daray muddo 24 saac gudahood.
Illaa 14 musharax ayaa isku diiwaan geliyay shanta kursi oo u muuqda kuwo dad loo calaamadeeyay. Sidoo kale waxaa jira musharaxiin sheegay in loo diiday warqada is diiwaan gelinta iyo tan dambi la’aanta ee CID.
Ad