Home Wararka Maanta Golaha Wasiirada oo saacadaha soo aadan la shaacin doono iyo xogtii u...

Golaha Wasiirada oo saacadaha soo aadan la shaacin doono iyo xogtii u dambeysay

0

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Golihiisa Wasiirada cusub ku dhawaaqo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo mudo yar ay uga harsan tahay waqtigii Golaha Shacabka ay u siiyeen in uu kusoo Magacaabo.

Bahda Warbaahinta ayaa Maanta Looga yeeray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha in kasoo uu dib udhacay magacaabista Golaha, waxaana socota qaban qaabada munaasad la filayo in looga dhawaaqo Golaha Wasiirada ee Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre

Dadka Soomaaliyeed ayaa xilligaan isha ku haya Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana jira siyaasiyiin qaarkood aan xildhibaano aheyn oo kasoo dhex muuqan doona Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya

Ad
Previous articleMaxaa ka jira in Liyu Booliska aysan haysan hub culus oo ay kula dagaalami karaan Al-Shabaab?
Next articleSaraakiil itoobiyaan ah oo Maanta ka degay Beledweyne ka dib weerarkii dhawaan……

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here