Home Wararka Maanta Golaha Amaanka Qaramada midoobay oo Ka Arinsaday xaalada Soomaaliya

Golaha Amaanka Qaramada midoobay oo Ka Arinsaday xaalada Soomaaliya

0

Xubnaha Golaha amaanka ee Q/Midoobay ayaa maanta kulan xasaasi ah ka yeeshay arrimaha Somalia

Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan oo khudbad ka jeedinayey shirka Golaha Ammaanka ee ka furmay magaalada New York ayaa soo hadal qaaday kulankii uu dhawaan la qaatay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu ka dhageystay yoolalkiisa dhow

“Dhammaan nidaamka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waa mid diyaar u ah inuu la shaqeeyo dawladda cusub si loo taageero yoolalkan la wadaago.” ayuu yiri James Swan.

Sarkaalka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sidoo kale ka hadlay abaaraha ka jira Soomaaliya, isagoo xusay in “Xaaladda bini’aadantinimo ee Soomaaliya ay ka sii darayso.

“Dalku waxa uu wajahayaa khatar aad u weyn oo macaluul ah degaanno ay ku nool yihiin lix bulsho haddii qiimaha cunnada uu sii kordho, gargaarka bini’aadannimadana aan la joogteyn.” ayuu sidoo kale intaas ku daray.

 

 

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada UAE oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi sare oo ka socda dawladda Imaaraatka Carabta, uuna hogaaminayo Wasiiru dowlaha Arrimaha dibada ee Sheikh Shakhboot Nahyan Al Nahyan, ayna ku jiraan saraakiil sarsare oo ciidan iyo diblumaasiyiin galabta

Mucaaradka Turkiga ahna Duqa Istanbul oo lagu xiray Dalkaasi

Ekrem Imamoglu, Duqa Istanbul ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka, tartan xooganna kula jira Madaxweyne Erdogan, ayaa saaka xabsiga loo taxaabay asaga iyo 100 siyaasi oo kale oo mucaaradka ah. Imamoglu waa

Dowlada Somaliya oo beenisay hadalka Puntland ee ku diiday Kaarka Aqoonsiga

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee xukuumada Somalia ayaa sheegtay Kaarka Aqoonsiga Qaran inuu yahay xaq Dadweyne oo ilaalinta xogtiisana ay yahay mid sugan. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay

Ciidan Tababar ahaan u joogay Turkiga oo isku Qacan Qaaday gudaha xerada Tababarka

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Askar Soomaali tababar u joogtay Turkiga oo kubbad ciyaarayay oo dagaal ka dhex qaraxay, taasina waxay keentay in ay dhawacmaan ilaa iyo 24

Puntland oo sheegtay in Aqoonsiga Qaranka uu Noqday mashruuc hanti urursi ah oo culays ku ah shacabka Soomaaliyeed

Puntland ayaa si cad uga hortimid diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka (National ID) ee dowladda Fecderaalka Soomaaliya, iyada oo sheegtay in qorshahan uu yahay mid siyaasadaysan, loogana dan leeyahay doorashooyin aan
Ad
Previous articleBiden oo awood milatari ugu hanjabay Shiinaha iyo Shiinaha oo aad uga carooday arrintaasi.
Next articleTaliye Odowaa Yuusuf Raage oo Ceebwayn kala Kulmay Xilwareejintii Shalay ee Madaxweynaha Soomaaliya