Home Wararka Caalamka Germalka oo Bilaabay Qorshe uu ku celinayo Qaxootiga kasoo jeeda Dalka Suuriya

Germalka oo Bilaabay Qorshe uu ku celinayo Qaxootiga kasoo jeeda Dalka Suuriya

0

Xafiiska Federaalka ee Socdaalka iyo Qaxoontiga Germalka ayaa bixinaya dhiirigelin dhaqaale iyo taageero dadka Suuriyaanka ah ee doonaya inay ku noqdaan Suuriya madama uu dalkaasi yahay dalka ugu badan ee Qaxootiga Suuriya ku noolyihiin.

Dowladda Jarmalka ee hadda jirta ayaa waxka  yar bil uga harsan tahay xilliga ay xilka heyso doorashada taasi oo dhici doonta 23-ka Febraayo ee sanadkan. Hadda Xafiiska Federaalka Jarmalka ee Socdaalka iyo Qaxoontiga (BAMF) ayaa xaqiijiyay inay siin doonto dhiirigelin dhaqaale dadka Suuriyaanka ah ee ku laabanaya dalkooda.

Nidaamka soo celinta, oo cinwaankiisu yahay REAG/GARP , kaas oo Suuriya lagu daray Janaayo 13, waxaa loogu talagalay in lagu taageero muhaajiriinta qorsheynaya inay si ikhtiyaari ah ugu laabtaan dalkooda hooyo. Dawladda Jarmalku waxay bixisaa kharashka safarka iyo bixinta taageerada hal mar oo ah 1,700 euro qofkiiba.

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleXildhibaan lagu Dilay mid ka mid ah Magaalooyinka ugu amniga badnaa Soomaaliya
Next articleMudo 90 Maalmood oo la Halkiyay Kaalmada Mareykanka uu ku bixiyo Dibada