Home Wararka Maanta Garoonka Diyaarada aadan cade oo Maalinkii Labaad Shaqaaqo ka Taagantahay

Garoonka Diyaarada aadan cade oo Maalinkii Labaad Shaqaaqo ka Taagantahay

0

Guddiga diyaaradaha Soomaaliya ayaa ka cabanaya lacaga ay sheegeen in ay ku soo kordhisay wasaaradda gaadiidka iyo duulista rayadka Soomaaliyeed.

Maamulka diyaaradaha oo dhawaan saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in lacago Ayaan ogayn ujeedka laga dalbay in ay ku Darian tikidyada iyana ay diideen.

Shalay ayay in muddo ah waxaa hakad galay duulimaada, inkastoo markii dambe la fasaxay.

Maalinkii labaad ayaana Buuq Xoogan Ka Taagantahay Garoonka Waxaan Shaq joojin Sameeyey Diyaaradii Qaadi lahaa Boqolaal qof oo Saakay Rabay inay Dhooofaaan.

Ad
Previous articleFaahfaahin Erdogan iyo Ruto Dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Itoobiya iyo waxa laga og yahay
Next articleWAR Deg Deg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo U yeeray Wasiirada Hakisay Shaqadii Garoonka Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here