Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug sidee Looga xusay 1da Luuliyo (Sawiro)

Galmudug sidee Looga xusay 1da Luuliyo (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu maamuusayey 62 guuradii kasoo wareegtay midnimada Soomaaliya iyo madax- bannaanida Gobolada Koonfureed ee 1da Luuliyo taas oo ka dhacday Aqalka Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Munaasabadan oo aheyd mid balaarran, ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa; Xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda Galmudug, Xubno ka tirsan aqalka sare ee BFS, gudoomiyaha Gobolka Galgaduud, Maamulka Iyo shacabka caasimadda, iyo saraakiisha ciidamada qalabka sida.

Ad
Previous articleDabaal daga xuska 1da Luulyo oo aan loo kala harin ayaa lagu qabtay Muqdisho (Sawiro
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabada 1da Luulyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here