Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Xalay u Dabaal Dagtay Soo Afmeeridii Doorashada Labada Gole ee...

Galmudug oo Xalay u Dabaal Dagtay Soo Afmeeridii Doorashada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ka qayb galayay xaflad lagu gunaanadayay Doorashada Galmudug.

 

Xafladaan ayaa salaadiinta gobolka Mudug ku cimaamadeen Shaal iyo koofi oo ah astaan dhaqan iyo nabadoonimo.

Madaxwaynaha ayaa dhanka kale shahaado sharafeed gudoonsiiyay Guddiga Doorashada Galmudug iyo saraakiisha amniga Galmudug.

Xafladaan oo ka Dhacday Magalaada Gaalkacyo Aya Waxaa kasoo Qaybgalay Qaar kamid ah Xildhibaanada Cusub ee lagu Soo Doortay Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo

 

Ad
Previous articleUkrain oo ku Gacan sayrtay Shuruud Ruushku usoo Bandhigay Si Dagaalka u joojiyo
Next articleMaraykanka Oo kordhiyay Madaxda Soomaalida ee uu Xayiraada Kusoo Rogay(Aqriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here