Wasaaradda Tamarta & Kheyraadka Biyaha Galmudug ayaa soo saartay baaq codsi ah oo ay usoo jeedisey dhammaan hay’addaha iyo deeq bixiyeyaasha caaalamiga ah.
Waxay ku boorisey in ay ka jawaabaan islamarkaana ay caawiyaan biyo yarida ay sababeen colaadaha iyo abaaraha soo laalaabtay ee ka jira deegaanada Galmudug.
Halkaan ka Akhriso Qoraalka
Ad