Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo soo saartay Liiska Golaha Deegaanka Cadaado (Akhriso)

Galmudug oo soo saartay Liiska Golaha Deegaanka Cadaado (Akhriso)

0

Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug oo soo bandhigtay liiska xubnaha Golaha deegaanka degmada cadaado .

Liiskaan oo ka kooban 23 ayaa ah Liiska Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Cadaado, waxaana hadii Lagu guulaysto uu Noqon doonaa mid wax badan ka badala dhismaha Iyo Horumarada ka soconaya Galmudug

 

Ad
Previous articleMaxay ka wadahadleen Madaxda Soomaaliya iyo Uganda ?
Next articleMaxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Ajaanib Alshabaab ah ku xukuntay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here