Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Shaacisay Xiliga La Qabanaayo kursigii Ka Dhimana Aqalka Sare

Galmudug oo Shaacisay Xiliga La Qabanaayo kursigii Ka Dhimana Aqalka Sare

0

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey maalinta la qabanayo doorashada kursiga Aqalka sare ee ka dhimanaa kuraasta aqalka sare ee Galmudug.

Kursigaan waxaa horay isaga casiley Dhegey Geelle oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.

 

Gursigaan ayaa La Filayaa inuu Kusoo Baxo Wasiirka Maalyada Galmudug oo Mudane Farxaan Cali Gaban waana Hal Kursi oo Ka Dhimanaa Kuraasta aqalka Sare ee Laga Soo Doorto Dhuusamareeb.

Ad
Previous articleCali yare Cali oo Saakay ku Wajahan Galmudug si usoo Qaato Kursiga Mahad Salaad ku Fadhiyo ee HOP147
Next articleDeg Deg C/Raxmaan Cabdishakuur oo ku Guulaystay Xildhibaan Golaha Shacabka oo Galmudug lagu Doortay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here