Guddiga Doorashada Galmudug ayaa shaaciyey maalinta la qabanayo doorashada kursiga Aqalka sare ee ka dhimanaa kuraasta aqalka sare ee Galmudug.
Kursigaan waxaa horay isaga casiley Dhegey Geelle oo loo doortay xildhibaan ka tirsan golaha shacabka.
Gursigaan ayaa La Filayaa inuu Kusoo Baxo Wasiirka Maalyada Galmudug oo Mudane Farxaan Cali Gaban waana Hal Kursi oo Ka Dhimanaa Kuraasta aqalka Sare ee Laga Soo Doorto Dhuusamareeb.
Ad