Home Wararka Maanta Galmudug oo Qabtay Ajaanib Badan oo ka Tirsanaa Alshabaab oo Baxsad ahaa

Galmudug oo Qabtay Ajaanib Badan oo ka Tirsanaa Alshabaab oo Baxsad ahaa

0

Deg Deg:- Ciidanka Amaanka Degmada xabeedka Hobyo ayaa gacanta ku dhigay 20 tuux oo Ajanbi ah kuwaas oo lagu tuhmaayo inay ka tirsan yihiin Khawaarijta Al Shabaab

Taliyaha Saldhiga Booliska Hobyo shiikh salaad ayaa warbaahinta Qaranka soomaliyeed u xaqiijiyay inay xalay goor dambe gacanta ku dhigeen 20 ruux oo Cadaana kama imaaday dhaqanka Degmada Xarardheere kuna socdaalayay gawaari raaxo.

Waa Markii ugu Horaysay oo Gacanta lagu Dhigay ajaanib alshabaab ah Tan markii uu bilowday  iDagaalkii Cuslaa ee  lagu Qaaday Alshaab

Ad
Previous articleP.M ANWAR IBRAHIM oo kasoo jawaabay fariintii Xasan Sheekh uu Dhawaan U Diray
Next articleRa’isul Wasaare Xamse Barre oo la kulmay danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya si weyna uga mahadceliyay (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here