Home Wararka Maanta Galmudug oo Gacanta Ku dhigtay Gaadiid Alshabaab Sahay U Waday(Sawiro)

Galmudug oo Gacanta Ku dhigtay Gaadiid Alshabaab Sahay U Waday(Sawiro)

0

Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa caawa gacanta ku dhigey labo gaari oo nuucoodu yahay (Hoomeey) una rarnaa Kooxda Alshabaab, gaadiidkan ayaa sida kartoomo daawo ah iyo agab kale oo ay kamid yihiin raashin nuucyo Kala duwan leh.

Gaadiidkan la qabtey ayaa ku socdey deegaanada Alshabaab dib usoo qabsatey ee gobolka mudug, waxaana tilaabadani quus ku tahay kooxda AS, oo mudooyinkanba uu saarnaa go’doon xooggan.

Ad
Previous articleDiyaarada Dagaalka iyo NISA oo Shacab Badan ku Xasuuqay Duleedka Muqdisho
Next articleMadaale oo Garaacay Saraakiil iyo Gabdho kuwada Jiray….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here