Home Wararka Somaliya Galmudug oo Fariin udirtay Warbaahinta Dowladda iyagoo ka dugay Magaca Samareeb (Akhriso)

Galmudug oo Fariin udirtay Warbaahinta Dowladda iyagoo ka dugay Magaca Samareeb (Akhriso)

0

Warqaddaan ayaa loo diray Taleefishinka iyo Idaacadda ku hadasha Afka dowladda iyo rabitaanka Madaxweynaha Waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo.

Guddoomiyaha degmada Dhuusmaareeb ayaa u sheegay maamulka Taleefishinka iyo Idaacadda Dowladda in ay magaca Dhuusamareb ay uga qayb geli doonnaan Tartanka bisha RAMADAAN oo aan loogu yeeri karin magaaladdaas magaca Samareeb ee uu bixiyay Farmaajo.

Ad
Previous articleGalmudug oo kasoo horjeesatay Xil kordhinta Madaxweyne Farmaajo
Next articleGalmudug oo war kasoo saartay Ciidamo Galmudug ah iyo Saraakiil lagu dhaawacay Bada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here