Warqaddaan ayaa loo diray Taleefishinka iyo Idaacadda ku hadasha Afka dowladda iyo rabitaanka Madaxweynaha Waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo.
Guddoomiyaha degmada Dhuusmaareeb ayaa u sheegay maamulka Taleefishinka iyo Idaacadda Dowladda in ay magaca Dhuusamareb ay uga qayb geli doonnaan Tartanka bisha RAMADAAN oo aan loogu yeeri karin magaaladdaas magaca Samareeb ee uu bixiyay Farmaajo.
Ad