Home Wararka Maanta Galmudug oo Baaraysa sababihii ka dambeysay dil Loo gaystay sheikh Cali dheere

Galmudug oo Baaraysa sababihii ka dambeysay dil Loo gaystay sheikh Cali dheere

0

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si kulul uga ka hadashay Dil kooxo hubeysan Magaalada Gaalkacyo eeĀ  Gobolka Mudug ugu geysteen Sheekh Cali Axmed Faarax (Cali Dheere), oo ka mid ahaa culimada gobalka Mudug aad looga yaqiinay kadib markii ay afduubteen.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa waxaa marka hore tacsi loogu diray qoyska uu ka baxay Marxuum Sheekh Cali Axmed, waxaana Wasaaradda amniga sheegtay in Sheekha uu ahaa samafale.

Sidoo kale Wasaaradda amniga ayaa falka dilka loo geystay Sheekha ku tilmaamtay inuu ahaa gabaoodfal iyo xadgudub, iyagoona sheegay inay wadaan baaritaano kala duwan oo ku aadan falkaas dhacay.

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa xustay in dilka loo geystay Sheekh Cali Axmed Faarax ay u magacaabeyso Guddi baariraano ku sameeya, isla markaana ka codsatay Ehelada Marxuumka inay is dejiyaan oo Guddiga warbixin ka sugaan.

Ugu danabyn, Wasaaradda ayaa waxaa ay ballan-qaaday in muddo kooban gudaheed xogta baarista lala wadaagi doono heyā€™adaha sharciga iyo ehelada, iyada oo Ā ciddii lagu helo in ay ka danbaysay falkaas ama qeyb ka ahayd la horkeeni doono sharciga.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleMunaasabada ciida oo Maanta si weyn looga dabaal degay Somaliya
Next articleRa’isul Wasaare Rooble iyo Madaxweynihii Hore ee dalka oo Kulan wada qaatay (SAWIRO)