Home Wararka Maanta Sawiro:Galmudug iyo Puntland oo Howlgal Wadajir ah ka Fuliyay Gaalkacyo Kadib Dilal...

Sawiro:Galmudug iyo Puntland oo Howlgal Wadajir ah ka Fuliyay Gaalkacyo Kadib Dilal Halkaas Ka Dhacay

0

Ciidamadda isku dhafka Gobalka Mudug oo kaashanaya Taliska qeybta Booliska Gobalka Mudug ee Puntland & Galmudug ayaa caawa howlgalo ka sameeyay halkii shaqaaqadu ka dhacday haben kahor.

Howlgalkaan oo ahaa Xaqiijinta Amaanka Gobolka Mudug Ee Gaalkacyo Ciidamadda isku dhafka Gobolka Mudug Ayaa si wadda jir ah uga sameeyey gobaha Kala’ah Suuqa ariga Darxumo Cagarweyne iyo Buulo Bacleey.

Saraakisha Ciidanka Hogaanineysey Ayaa xustay in Muhiim ay Tahay Sidii Kalsoonidii Shacabka Loo soo Celin lahaa.

Hoelgalkaan ayaa Kusoo aadayo ayadoo Habeenkii Jimcaha maleeshiyaad kasoo Kala Jeeda Puntland iyo Galmudug ay Dad rayid iyo askar isaga Dileen Magaalada Gaalkacayo ee Gobalka Mudug

Ad
Previous articleGalmudug iyo Dowladda oo Alshabaab ka Furtay Hub iyo Gaadiid Askarna ka dilay (Sawiro)
Next articleKismaayo oo lafilaayo inay Ka Bilaabato Doorashada Golaha Shacabka iyo Xildhibaano laga Reebay Tartanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here