Home Wararka Maanta Galmudug ” dad Xoola dhaqata ah oo Maanta xoola ay kala haysteen...

Galmudug ” dad Xoola dhaqata ah oo Maanta xoola ay kala haysteen dib La isugu caliyay (Sawiro)

0

Xoolo dhaqato ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo kala haystay 13 Neef oo Geel ah ayaa waxaa maanta u kala wareejiyay masuuliyiinta Degmada Gaalkacyo ee puntland iyo Galmudug ay wehliyaan Saraakiisha Ciidmada Amaanka

Kulanka Kala wareejinta Geela ay kala haysteen Xoolo dhaqatada ayaa waxa uu ka dhacay degaanka Godad ee Bariga Degmada Gaalkacyo .

Masuuliyiinta labada dhinac iyo Saraakiisha Amniga ayaa waxa ay dadka xoolo dhaqatadaa ugu baaqeen in ay ilaaliyaan nabada iyo Xasiloonida ka jirta miyaga gobalka mudug.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Shir Deg deg ah isugu yeeray Madaxda Maamul Gobaleedyada dalka
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo dalka masar u ambabaxay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here