Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Gabar Somali ah oo lagu dilay Xaafada Märsta ee Caasimada Stockholm

Gabar Somali ah oo lagu dilay Xaafada Märsta ee Caasimada Stockholm

0

Nimco Bashiir Daa’uud, oo 28 jir ah, ayaa ku sii jeeday gurigeeda ayaa lagu dilay meel kayn ah oo ku taal Märsta sida ay shaacisay warbaahinta Aftonpladet.

Xiliga Dilka loo geestay waxaa qadka ugu jiray Saynab Xasan oo khafka taleefanka ugu jirtay iyadoo sidaasi ugu gudbisay Booliska Stockholm.

– Waxay bilowday inay magacayga sheegto. Ka dibna waxay bilowday inay qayliso ayay Seynab u sheegtay Jornalka Aftonpladet.

Fiidnimadii Isniinta ee shalay, booliska ayaa ku dhawaaqay inay qabteen qof looga shakisan yahay inuu ka danbeeyay dilka Nimco.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleMaamulka Puntland oo Eedeyn Culus u jeediyay Dowlada Somalia
Next articleGalmudug oo Gacanta Ku dhigtay Gaadiid Sahay u waday alshabaab