Home Wararka Somaliya Jubbaland Gabar Shaqaale ahayd oo Si arxan Daran Udishay Cunug 3 bilood jiray...

Gabar Shaqaale ahayd oo Si arxan Daran Udishay Cunug 3 bilood jiray oo looga Tagay

0

Dhacdo Layaab leh ayaa Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Kadib Markii Gabar Shaqaale ahayd oo Sibarxan dara ah U Dishay Wiil Yar oo Mudo Sadexbiloood ah Jiray Kaas oo hooyadiis ay Shaqo Ku Maqnayd.

Dhacdadaan ayaa Ka Dhacday xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo Hooyada Cunuga Dhashay oo La hadashay Warbaahinta ayaa Sheegtay ina Lasoo Wacay Ayadoo Shaqada Joogta Kadibna loo Sheegay in Wiilkeedii Dhintay.

Cunga Yar ee ladilay aabihiis ayaa Xafada Yimid asagoo War moog ah Markuu Soo Galay ayay Kabadhii Shaqaalaha ahayd Guri kor uga Xirtay Kadibna Wa carartay.

Aabaha oo la Yaaban Waxa ay Gabadhu U carartay ayaa Gudaha Sii Galay mise Waa Wiilkiii yaraa oo Dhagaha Dhiiga Ka Daadanaayo oo meyd ah.

Intaas kadib aaabaha ayaa Uqayladhaansaday Dadka Dariska oo si ay Albaabka Uga Furaan  kadib Ayuu Waydiyay Gabadhii shaqalaha ahayd waxayna ku wargaliyeen inay Carartay.

Booliska Ayaa Ku Guulaystay inay Gacanta Kuso Dhigaan Gabadhii Shaqaalaha ahayd oo dishay wiilka yar ee looga Tagay iyadoo inta Laguha Ka Qabatay Madaxa Dhulka Ula Dhacaday Sida Hooyada Wiilka Dhashay ay Sheegtay Dhacdadaan ayaa Dhacday Shalay Barqadii Xaafada Farjano ee Magaalada Kismaayo.

Ad
Previous articleLaftagareen oo Soo Gaaray muqdisho iyo Ujeedka Safarkiisa oo La shaaciyay(Sawiro)
Next articleJaved Iqbal oo nafta dhaafiyay 100 carruur ah oo uu maydadkooda u daadiyay si bini’aadantinimada ka baxsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here