Home Wararka Somaliya Galmudug Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo Mudo Kadib Xil Culus loo Magacaabay Xili Ceelbuur...

Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo Mudo Kadib Xil Culus loo Magacaabay Xili Ceelbuur Weerar lagu Yahay

0

Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo loo magacaabay taliyaha Guutada 26-aad ee Cali Bin AbiDalib, kana tirsan ciidanka ugu tababarka iyo tayada wanaagsan ee Xoogga Dalka.

Ismaaciil waxa uu hore usoo noqday taliyaha ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab waana mid kamid ah saraakiisha dhalinyarada ah ka dhax tilmaaman xoogga dalka.

Gashaanle Cabdi Maalik ayaa Aha Taliye Casharo Culus ugu Dhigay Alshabaab Goobaha Dagaalka Taliyahaan Ayaana Waxaa Xilka Ka qaaday Xukumadii Farmaajo Xili Lagu edeeyey inuu Si dhow Ula Shaqaynayay Khayre.

Gashaanle Cabdi maalik ayaa La filayaa inuu Qayb wayn Ka Qaato Howlgalka Wajiga Labaad ee Dhawaan Bilabanaaya Gaar ahaan Qabashada Ceel buur iyo Wabxo uu uu kasoo Jeedo Gaashaanle Cabdi maalik.

Ad
Previous articleMaxkamada Gobalka Banaadir oo Sadex Masuul uu Ku eedaysan Xatooyo Xoolo Dadwayne laso Taagay iyo Lacagaha Lagu eedeeyey
Next articleMadaxweyne Qoor Qoor oo Xariga Ka Jaray Laba Mashruuc oo Dhuusamareeb laga Hirgaliyay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here