Ciidanka Waddoyinka Galmudug ayaa Gacanta ku dhigay Gaari ay waddteen Kooxo Hubeysan oo Ka Ganacsida Maandooriyaha Islamarkaana ka soo Gusytay Dhanka waqoyiga Gaalkacyo Puntland.
Gaarigaan ayaa Waxaa ku Raad jogay Ciidanka Amaanka Puntland wuxuu usoo Gostay dhanka Galmudug Islamarkiiba waxaa Gacanta ku dhigay Ciidanka Ilaalada Wadoyinka oo Heegan sare ku Jirey.
Inta la Xaqijiyey Waxaa Gaariga wadtay ilaa Sadex qof oo Hubeysan waxaana Gaariga saarnaa Qamri aad ubadan gaariga ayaa markii Hore safar ahaan ka Yimid dhanka Xaduudka Itobiya.
Gaarigaa wixii saarnaa iyo Ragii wadtayba Waxaa Gacanta ku haaya Ciidanka Amaanka Galmudug Ee Gaalkacyo.
Ad