Home Wararka Maanta Gaalkacyo oo beri ka Qabsoomayso Doorasho Daahfuran iyo kursigii Ubax Tahliil oo...

Gaalkacyo oo beri ka Qabsoomayso Doorasho Daahfuran iyo kursigii Ubax Tahliil oo 5 Musharax ku Tartamayso

0

Shan Musharax ayaa is diiwaan gelisay oo qaatay shahaadada Musharaxnimo ee kursiga tirsigiisu yahay #HOP060 oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadooda tahay Gaalkacyo.

Waxaa la sheegayaa in tartanku yahay mid Musharaxiintan u siman yihiin, oo aan tartanka kursiga mid qof kaliya loo xiray, waana kursiga kaliya ee Musharaxiintii ugu badneyd ay qaateen shahaadada.

1- Ubax Tahliil Warsame
2- Hodan Cabdullaahi Shire Ilqeyte
3- Qaali Cali Shire
4- Ayaan Xuseen Xasan (Wacan)
5- Nafiso Qaasim Bulxan.

 

Ad