Home Wararka Maanta Farmaajo oo Bandhiga dhaxe ku Amray inaan Laga bixin Karin Lacagta imaaraadka...

Farmaajo oo Bandhiga dhaxe ku Amray inaan Laga bixin Karin Lacagta imaaraadka Carabta

0

Madaxweynaha Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda Dowladda lacagta sida sharci darrada ah lagu soo geliyey dalka ee Hay’adaha Ammaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ku qabteen Garoonka Aadan Cadde 8-dii Bisha Abriil ee sanadkii 2018-kii.

Arintaan Ayaa timid ka dib Markii Maanta Rooble uu shegay uu sheegay in la calinayo lacag Laga qabtay imaaraadka Carabta.

Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo iyo Sadaq Joon oo Madaxtooyada Kulan Iga Socdo
Next articleShir ay Xalay Isugu Yimaadeen Golaha Wadatashi Qaran aya Markale Natiijo La’aan kusoo dhamaaday