Home Wararka Maanta Fanaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige oo geeriyootay

Fanaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige oo geeriyootay

0

Alle ha u naxariiste waxaa la xaqiijiyay in Isbitaal lu yaalla Magaalada Hargeysa ay ku geeriyootay Fanaanadda weyn ee Soomaaliyeed Khadra Daahir Cigge.

AUN Fanaanadda Khadra Daahir Cigge ayaa waxaa ay ka mid aheyd fanaaniinta hobolada Waaberi, iyada oo maalmihii la soo dhaafay xanuun soo wajahay la jiiftay Isbitaal kuyaalla Magaalada Hargeysa.

Alle ha u Naxariistee Khadra Daahir ayaa sannadkii 1957 Hargeysa ku dhalatay, waxayna aheyd heestii koowaad oo ay qaado afka lagama sheegto adiga oo aan jaceyl arag sanadkii 1974-tii.

Mas’uuliyiin katirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maamulka Soomaaliland, Siyaasiyiin iyo Fanaaniin Caan ahaa ka tacsiyadeeyay geerida Fanaanadii weyneyd ee Khadra Daahir Cigge.

Ad
Previous articleCiidamo Ehel la ah Madaxweyne Xasan Sheikh oo si la yaab leh Mushaarkii Looga jaray (Akhriso)
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo ka hadlay geeridii Khadra Daahir cige

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here