Home Wararka Maanta Falal Layaab leh oo Malmahaan Danbe kusoo Kordhay Magaalada Gaalkacyo

Falal Layaab leh oo Malmahaan Danbe kusoo Kordhay Magaalada Gaalkacyo

0

Gaalkacyo dhowrkii habeen ugu dambeysay waxaa ku soo badanaya kala dhaxa mooto bajaajta ee kala shaqeysa waqooyiga iyo konfurta Gaalkacyo .

Xalay waxaa la dhacay ilaa saddax mooto bajaaj horyna kuwa kala ayaa loo kala dhacay waxaana muuqaneysa in dhalinyarada dhaceysa mootooyinka ay ka muuqata dhiiranan xoogan madama aysan jirin dadaalo rasmi ah oo labada maamul ay ku kala xameynayaan kala dhacista mootooyinka.

Mana muuqata ilaa hadda qorsha wax looga qabanayo arintaasi oo ay wadaan labada maamul ee ka jira Gaalkacyo.

Ad
Previous articleWar deg Deg ah: Maxakamada Racfaanka Gobalka Banaadir oo kiiskii Sayid kasoo Saartay Amar layaab leh
Next articleIngiriiska Oo Ka Hadlay Kulan Safiirkooda Uu Madaxweyne Deni Kula Yeeshay Garoowe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here