Home Wararka Maanta Fafaahin ka soo baxaysa rasaas laga maqlay gudaha Jeelka weyn ee Hargeysa

Fafaahin ka soo baxaysa rasaas laga maqlay gudaha Jeelka weyn ee Hargeysa

0

Wararka ka imaanaya caasimadda Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madax-banaanida ee Somaliland ayaa sheegaya in rasaas ay ka socota gudaha Jeelka weyn ee magaalada Hargeysa.

iyada oo dhawaqa rasaasta laga maqlayo meelo kala duwan oo magaalada ah.

Ilaa hadda ma jiraan wax fafaahin ah oo ka soo baxay waxa ka socda gudaha Jeelka.

Wixii fafaahin ah ee ka soo baxa Halkaan kala soco

Ad