Home Wararka Maanta Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa Doon kale oo lagu afduubtay xeebaha...

Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa Doon kale oo lagu afduubtay xeebaha Puntland

0

Dowladda goboleedka Puntland ayaa markii ugu horreysay ka hadashay Doon kaluumeysi oo shalay lagu qafaashay xeebaha Qandala ee gobolka Bari.

Guddoomiyaha deegaanka Qandala Axmed Yuusuf khuurshe oo BBC la hadlay ayaa sheegay in doonida laga leeyahay dalka Iran.

“Doonta waxa ay joogtay aagga Qandala markii la afduubanayay. waxay ahayd doon shaqadeedii dhameysatay oo dib ugu laabaneysay Iran,” ayuu yiri Axmed. Waxa uu intaas ku daray in afduubka ay uga shakisan yihiin kooxo burcad badeed ah.

Guddoomiyahu waxa uu sheegay in doontu ay u kireysneed ganacsato deegaanka kasoo jeeda, kuwaas oo kaga kaluumeysan jiray xeebaha Soomaaliya. Waxa uu xusay inay ka diiwaangashan tahay Puntland.

Dhammaan shaqaalaha la socday doonta oo aan la shaacin tiradooda ayaa ah ajaanib. Waxa uu Guddoomiyaha Qandala sheegay in hadda ciidamada badda Puntland PMPF iyo kuwa booliska ay wadaan baaritaan. Laakiin waxa uu xusay in aysan xog ka hayn halka lagu hayo doonta.

Wararkii Ugu Danbeeyay Dagaalka ka Socda Dalka Suuriya

Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka Suuriya ayaa sheegay in iska hor imaad labo maalmood socday oo u dhaxeeyay ciidamada ammaanka Suuriya iyo rag hubeysan oo daacad u ah madaxweynihii

Dowlada oo Ciidan Dheeri ah u dirtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay

Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo Khasaaro ba’an oo ka dhashay

Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug
Ad
Previous articleCiidanka Macawiisleyda Galmudug oo weerar ku qaaday goob isku urursanayeen Al-Shabaab
Next articleXaawo Cabdullahi oo ugu danbayn laga bixiyay lacagtii lagu laha lagana saaray xabigii Guriceel