Home Wararka Maanta Faah faahin ku saabsan Qarax lala Eegtay Taliye ku xigeenka C X...

Faah faahin ku saabsan Qarax lala Eegtay Taliye ku xigeenka C X D

0

Qarax Miino oo goor dhaw ka dhacay Agagaarka Madaxtooyadii Hore ee Cabdi qaasim ayaa la sheegayaa in lala beegsaday Gaadiid uu watay Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Gen, Cabaas oo marayay meel aan ka fogeen schoolka Hoyga Xamar ee Degmadda Hodan.

Khasaare ayaana jira waxaana wararku ay sheegayaan in laba Askari ay Qaraxa ku dhinteen.

Wadada C/qaasim dhowr jeer waxaa ka dhacay Qaraxyada Miinada, waxaana Lagu Qarxiyay dhawaan Ciidamada Asluubta Soomaaliya oo Eeriyadaas Marayay.

Muqdisho oo Laga Ambabixiyay Ciidan ka tirsan Booliska oo ku Wajahan Jiidaha Dagaalka:- Sawiro

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi oo uu wehliyo Taliye ku xigeenka Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi Maxamed ayaa Magaalada Muqdisho ka sagootiyey Ciidamo Boliiska katirsan oo ku

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay hogaanka howlgalada ciidanka Cirka ee Somaliya :- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Hoggaanka Howlgallada Ciidamada Cirka Soomaaliyeed ayaa ka dhagaystay guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada, gaar ahaan

Dowlada Somaliya oo Lagu Wareejinayo Diyaaradaha Turkiga ee Bayraktar Akıncı

Somalia ayaa heli doontaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Bayraktar Akıncı ee casriga ah ee Turkiga si ay uga caawiyaan Ciidanka Xoogga dalka dagaalka ka dhanka ah Alshabaab. Akıncı waxay

Lacagta Dollarka Mareykanka oo Wajaheysa Hoos u Dhicii ugu Xumaa ee Taariikhda

Dollarka Mareykanka ayaa wajahaya hoos u dhicii ugu xumaa tan iyo sanaddii 2008-da, iyadoo ay sii kordhayso welwelka ku saabsan in siyaasadaha dhaqaalaha iyo arrimaha dibadda ee aan la saadaalin

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,
Ad
Previous articleMadaxweyne Farmaajo oo laga diiday in Ciidamada Danab u adeegsado joojinta Banaan bixii Muqdisho
Next articleMuqdisho oo lagu dilay labo wiil oo dhalinyaro ah