Home Wararka Somaliya Galmudug Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Duleedka Gurceel

Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Duleedka Gurceel

0

Jugta qarax xoogan ayaa laga maqlay dhinaca Koonfureed ee degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, waana jug aad u xoogan

Qaraxa oo ahaa haraadiga waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay Xerada Barakacayaasha ee Kaam Dumaayo, waxaana la sheegay in uusan ka dhalan wax khasaaro ah.

Sawirro laga soo qaaday Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa muujinaya awooda uu lahaa qaraxa, iyada oo ay goobta tageen Ciidamo ka tirsan Booliska degmada Guriceel.

Ad
Previous articleMaxay Rooble iyo Qoor Qoor kala Hadleen Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb
Next articleFaah faahino ka soobaxaya Dil ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here