Iyadoo caawa Madaxweyne farmaajo oo Magacaabay Guddi Baaritaan Ku sameeya kiiska ikraan Tahliil faarax ayaa waxaa arinkaasi diiday Ehelka gabadha.
Hooyada dhashay ikraan oo Lagu magacaabo Qaali Iyo Xildhibaan Aamina Maxamed ayaa caawa Warbaahinta ka sheegay in aysan ku Qanacsaneen Warqada uu soo saaray Farmaajo.
Waxayna sheegeen inuu difaacayo dadkii dimbiyada qeyb kalahaa, islamarkaana aysan aqbaleen Qoraalka Farmaajo.
Waxaan usheegeenaa shacabka Soomaaliyeed in Farmaajo uu doonayo Marin habaabin iyo cadaalad uraadinta ikraan ayay caawa Tiri Hooya Qaali oo Warbaahinta ka soo Muuqatay.
Ad