Home Wararka Somaliya Dowladda Soomaaliya oo Xirtay Galdacwadeedkii C/rashiid Janan (Akhriso)

Dowladda Soomaaliya oo Xirtay Galdacwadeedkii C/rashiid Janan (Akhriso)

0

Garsoorka Soomaaliya ayaa Goordhaw shaaciyay in.la soo xiray Gal dacwadeedkii C/rashiid janan ka yiilay Garsoorka dalka, ka dib Markii dhawaan uu heshiis la galay Dowladda Soomaaliya.

Qoraal ka soobaxay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ayaa sheegay in la xiray Gal-dacwadeedkii Cabdirashiid Janan.

Janan ayaa Dowladda Madaxweyne Farmaajo dhawaan ku xirtay Muqdisho, iyadoona ku eedeesay inuu gaystay Godob Falo Bini-aadanimo,waxaana ka dib uu ka baxsaday Xabsi ku yaala Muqdisho in kastoo Markii dambe uu Heshiis la galay Dowladda

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Muddo ka dib dib ugu soo Laabtay Galmudug (SAWIRO)
Next articleShirkii Dowladda dhaxe iyo Dowlad Gobaleedyada oo dib udhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here