Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo Xirtay Galdacwadeedkii C/rashiid Janan (Akhriso)

Dowladda Soomaaliya oo Xirtay Galdacwadeedkii C/rashiid Janan (Akhriso)

0

Garsoorka Soomaaliya ayaa Goordhaw shaaciyay in.la soo xiray Gal dacwadeedkii C/rashiid janan ka yiilay Garsoorka dalka, ka dib Markii dhawaan uu heshiis la galay Dowladda Soomaaliya.

Qoraal ka soobaxay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, ayaa sheegay in la xiray Gal-dacwadeedkii Cabdirashiid Janan.

Janan ayaa Dowladda Madaxweyne Farmaajo dhawaan ku xirtay Muqdisho, iyadoona ku eedeesay inuu gaystay Godob Falo Bini-aadanimo,waxaana ka dib uu ka baxsaday Xabsi ku yaala Muqdisho in kastoo Markii dambe uu Heshiis la galay Dowladda

Ad