Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inuu Fashilmay Wadahadallo Ahlusuna iyo Galmudug Laga dhexwaday

Cali Yare Cali oo ah Gudoomiyaha Amniga Gobalka Banaadir Ayaa sheegay in ay fashilmeen wada-hadallo lagu dhex-dhexaadinayay Galmudug iyo Ahlusunna.

waxuu Sheegay inuu aad uga xunyahay inuu Fashil Lagu kala tago Laguna Heshiin waayay Wada hadal la doonayay in Lagu Dhexdhaadiyo.

Qoraal uu Soo dhigay Bartiisa Facebook Ayaa Laga dheexan karay inay Jirto Cabsi ah in Dagaal uu ka dhacdo Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*